(Sawirro) Madaxweyne Biixi oo gaaray Boorama, xarigana ka jaray Mashruuc cusub

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Shacabka ku dhaqan magaalooyinka Dilla, Tulli, Goroyo-cawl iyo Boorama, ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa u soo dhaweeyey, waxana iyagoo lulaya caleemo qoyan iyo calanka … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Biixi oo gaaray Boorama, xarigana ka jaray Mashruuc cusub